|
|
Leave a Comment Allgedo.com Ciyaar xiiso badan ayaa galabta dhex martay labadii Intaa kaddib, Sool ayaa ayaduna markeeda weerar celin soo sameysay, waxana u suura gashay in ay mar kale ciyaarta ka dhigaan barbardhac, waxaana xiligii loogu tala galay ciyaartan oo aheyd 90-kii daqiiqo ku soo dhamaatay 3_3. Tartanka oo shalay ka furmay Sool iyo Gedo oo Barbardhac Galay, Mudug iyo Banaadir oo Isku Ciyaar aad u xiiso badan ayaa maanta dhexmartey gobolada Sool iyo Gedo, oo kuwada jira Kooxda B waxaana ay ahayd ciyaar labada gobolba ay muujiyeen dedaal dheeraad ah iyo xirfad sare, waxaana ciyaartu ku soo dhamaatey 3:3 sidaas oo ay Qaladkii gobolka Sool ee galabtay muxuu ahaa | CIYAARO.COM Ciyaartii ay galabtay ku wada ciyaareen garoonka Mire Awaare gobolada Sool iyo Gedo waxey ku soo idlaatay 3-3, markii ay ciyaartaasi dhamaatay waxaa idaacada Barkulan ugu waramay qaladaadkii ay galeen gobolka Sool macalinka gobolkaasi Mudug Iyo Banaadir Oo Isku Garab Dhacay Gedo Oo Dhaafi Wayday Sool Garowe (RBC Radio ) Ciyaraha Gobolada somalia Oo Shalay Ka FUrmay Garowe ayaa waxaa Galabta Fooda Isdaray Xulalka Gedo Iyo Sool Oo Ciyaar Kulul Dhex Martay waxaana Ciyaartaasi ay noqotay Mida Ugu goolasha Badan Waxaana La Kala dhaliyay Maxey Ku Dhamaatay Ciyaartii Dhexmartay Gobolada Sool Vs Gedo iyo Waxa galabta garoonka Mire aware Foodda isku Daray afar kooxood kuwaas oo ka kala socday gobolada Somalia siiba gobolada Sool Vs Gedo oo iyadu aheyd ciyaartii ugu horeysay ee Galabta waxaanay ku dhamatay 3-3 Bar bar dhac, waxaana ka dib Ciyaartii Dhexmaratay G/Sool iyo G/Gedo ee Koobka Somaliya (Daawo Ciyaartii Dhexmaratay G/Sool iyo G/Gedo ee Koobka Somaliya (Daawo)
|